Xog Dhageyso: Maxaad kala socotaa Heerka uu Gaaray Musuq-maasuqa Shariif Xasan iyo Fashilka ku Wajahan.

Wixii ka dambeeyay Doorashadii Madaxweynaha Maamulka K,galbeed Soomaaliya shariif xasan sh aadan waxaa sii kordhayay xaaladaha dhankiisa laga tilmaamayay ee Musuqa salka ku haya kuwaasi oo dhowr Qeybood ka saameeyay Maamulkiisa.

 Halkan hoose ka dhageyso codka 

Eng Axmed Salaad Ow Aadan oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay inuu Shariif Xasan Gaaray Ujeedka uu markii hore isugu soo taagay Xilka Madaxweynaha Maamulka K/galbeed.

Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad