Sawirro:-Wasaarada Qorsheynta Oo Daahfurtay Mashruuc Kun Dhalinyaro Ah Lagu Shaqaaleysiinayo

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray  Mshruuc  ay maalgelineysa Hay’adda UNDB, kaas oo lagu Shaqaleysiinaayo  ilaa Kun Dhalinyaro ah.

Madaxa UNDP  ee Soomaaliya Pater De Clercq, oo Goobjoog ka ahaa Munaasabadda ayaa sheegay in hay’adda UNDP  ay siiwadi doonto Mashruucyada dalka lagu hormarinayo iyo kuwa Dhalinyarada Soomaaliyeed lagu Shaqaleysiinayo

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa isna sheegay in ka Gobolka Banaadir ahan ay saakay  fureen Mashruuc la mid ah kana hadda ay maalgelineyso  Hay’adda UNDP.

Hoos Ka Daaso Sawirrada

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad