Sawirro:-Qodobo Laga Soo Saaray Shirka Gaalkacyo Ee Galmudug Iyo Puntland

kulanka maanta ee looga hadlay nabad u helida bulshada ku wada nool gobolka mudug waxaa uu daba socday mid shalay ay madaxda maamulada galmudug iyo puntlandb ku yeesheen garoonka diyaaraha c/llaahi yuusuf ee magaalada gaalkacyo

kulanka dib u heshiisiinta ah  oo ka dhacay  waqooyiga gaalkacyo waxaa ka qeyb galay madaxda kala duwan ee  labada maamul oo ay ugu horeeyaan labada madaxweyne ku xigeen  qeybo ka mida bulshada rayidka oo ay ka mid  yihiin duubabka dhaqanka ee taladooda si wanagsan looga  dhageyso deegaanada gobolka mudug .

Odayaal dhaqameedka ka hadlay kulanka waxaa ay sheegeen inay muhim tahay nabad ay helaan bulshada gobolka mudug oo kasoo daalay dagaalo iyo colaado sokeeye.

 

 

 

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)