Maxkamadda Sare ee kenya oo Sheegtay inaan la Dhageysan karin kiiska Doorashada ku Celiska ah

Madaxa maxkamada sare ee kenya David Maraga  ayaa sheegay in la hakiyey dhagaysiga kiiska doorashada ku celiska ah , maraga ayaa faahfaahin ka bixiyey ayaa sheegay in ayna soo dhamaystirmin tiradii looga baahnaa garsoorayaasha  ama kooramkii ayaan soo buuxsamin maadaama looga baahnaa todoba garsoore in ay xaadir ku ahaadaan hoolka dhagaysiga doorashada ku celiska ah


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad