La OGAADAY: Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Oo Weji Cusub Loo Qaaayo…..

Sida xogta aan ku helnay, dowladda federaalka, AMISOM iyo Maraykanka ayaa bedalaya xeeladaha dagaalka ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Xog aan ka helnay Xerada Xalane waxay sheegeysaa in dagaallada hadda ah duyqeynta iyo weerarada wejiyo cusub laga dhigayo.

Ciidamada Maraykanka ee diyaaradaha ku dagaallami jiray ayaa la sheegayaa in markaan dhulka ay ku dari doonaan, oo gaadiidkooda bannaaanka loo soo saari doono.

Waxaa sidoo kale ciidanka xoogga dalka dagaalka ay u qaadi doonaan qaab lasoo casriyeeyay, waxaana howlgalkaan noqon doonaa magaciisa cadowga di loo shacabka badbaadi.

Al-shabaab ayaa la doonayaa in dhul cir iyo badba laga weeraro, meel walbana laga soo xiro.


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad