Dhageyso:-Wajigii Labaad Ee Wadahadalada Soomaaliya Iyo Soomaaliland Oo Soo Gaba Gaboobay

Dalka Turkiga waxaa dhawaan ku soo gabagaboobay wadahadalo ay lahaayeen Wakiilo ka kala socday dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Soomaliland.

Kulamadaan oo mudo tira ka dhowr  jeer qabsoomay ayaan ilaa iyo hada wax natiijo ah ka soo bixin,iyada oo Soomaaliland ay weli ku adkeysaneyso in ay ka Go’day Soomaaliya inteeda kale.

Aqoonyahan Xuseen Cabdullaahi Bulxan oo metalyay Maamulka Soomaliland ayaa sheegay in ay jiraan qodobo ay isku afgarteen dhinaca Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in qodobadii la isku raacay ay ka mid ahaayeen in Saddexdii Biloodba mar la kulmay loona balan yahay in ay kulamadaas dhacaan ilaa Afar Jeer.

   Hoos ka dhageyso codka

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)