(Dhageyso): Madaxweyne Farmaajo Oo Kala Eryaya Shaqaalaha Ka Howgal Madaxtooyada iyo Qaar Ka Mida h

Sida ay umuuqato waxaa hadda la gaaray Xilligii isbadel lagu sameyn lahaa Waaxyaha kala duwan Ee Xarunta Madaxxtooyada Soomaaliya Ka Dhax shaqeeya.

Amar ku taakleynta,Hab Qabiilka Qaranka ka Xoog badiyey ayaa hoos udhigay Shaqadii Xafiiska Madaxweynaha Dalka Qaban lahaa.

Shabkada Badweyn.com ayaa ogaatay in iminka ay socdaan qorshe lagu doonayo sidii dib uhabeyn loogu sameyn lahaa Qaabka Shaqaalaha u howlgalaan kuwa Howlkarka ahna la reebi doono.

Seefta ayaa macquul ah inay qaado Shakshiyaad ina Adeernimo lagu geeyey Xafiiska Madaxweyne Farmaajo oo Aqoon iyo Asluub midna aan soo baran tiiyoo siyaasad ahaan ay faraha la galeen.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad