Dhageyso:-Gudoomiyaha D/Mahadaay Oo Sheegay In Al-Shabaab Dhibaateeyeen Beeraleyda Degmadaas

Maamulka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa faah fhin k bixiyay Wabiga Shabeelle oo Maalmihii la soo dhafay fatahaad k sameynayay deegaano hoostaga degmadaas.

Gudoomiyaha degmada Mahadaay Cabdullaahi Maxamed Xuseen Geeldoox oo sheegay in Wabiga uu baabi’iyay dhul beereed aad u weyn isla arkaana hadda dalagyo kala duwan ay ka soo go’ayeen.

Halkan hoose ka dhageyso codka

Waxa uu sheegay in Fatahaada Wabiga Shabeelle uu sameynayo ay masuul ka yihiin Al-Shabaab kuwaas oo uu ku eedeeyey in ay iyaga Biyaha soo deynayaan sida uu hadalka u dhigay.


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad