Dhageyso: DF Somalia Maxey ka tiri Doorashada Madaxweyaha Cusub ee Hirshabeelle….

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dib uheshiisenta Dowlada Faderalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa U Hambalyeyey Madaxweynaha Cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Maanta lagu doortay Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

 Wasiirka ayaa sheegay in Mudane Waare uu yahay qof aqoon Sare u leh Arrimaha la xariira Hoggaanka Maamulka Hirshabeelle Dadaal dheer kadibna uu ku guuleystay doorashadii Maanta ka dhacday Jowhar

Halkan ka hoose dhageyso codka

Waxa uu ugu baaqay shacabka degan Hiiraan iyo Shabeellaha Dhaxe in ay la shaqeeyaan Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad