DHAGEYSO: Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay Qaraxii Zoobe, Sheegayna in…

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay qarixii qasaaraha badan geystay ee Muqdisho.

Isagoo ku sugan dalka Talyaaniga ayuu sheegay in qaraxaasi muujinayo cadaawadda ay Alshabaab u hayaan madda Soomaaliyeed, isagoo u tacsiyadeeyay dadkii ku waxyeeloobay, kuna tilmaamay musiibo qaran.

Halkan Hoose Ka dhageyso Codka:

 

Soomaalida iyo beesha caalamka ayuu ugu baaqay inay ka qeyb qaataan gargaarka, isla markaana dowladda Soomaaliya gacan laga siiyo sidii loola dagaalami lahaa kooxda Alshabab.


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad