DEG DEG;-Saraakiil Ka Tirsan Shabaab Oo Lacago Ka Hela Soomaaliland iyo Arin Lama Filaan ah..

Warbaahinta Caasimada24 ayaa heshay Xog ah in Xiriir Wanaagsan uu ka dhaxeeyo Hogaanka Shabaab iyo Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Soomaaliland.

Xogta ayaa tilmaameysa in Lacag badan ay ka helaan KooxdaShabaab Maamulkaasi Somaliland oo ku aadan inaysan weerar ka geysan deegaanadooda.

Saraakiisha ugu sar sareysa Shabaabka ayaa deegaan ahaan kasoo jeeda Soomaaliland weliba Magaalada Burco badankood taasi oo ka dhigan in xitaa ay tegaan Deegaanadooda oo ay reerahooda lasoo joogaan maalmo.

Dadka deegaanadaasi ku dhaqan waxba kama hadlaan oo iyagoo yaqaana ayey hadana Afka uun kala qaadin sababtoo ah Madaxda S/land iyo iyaga ayaa fiilo iskugu tallaashan tahay.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegay in Soomaaliland ay Shabaab lacag ku siiso sidii aysan uga joojin laheyn K/Soomaaliya Weerarka si ay qaab fudud ugu helaan Aqoonsi Caalami ah iyaga maadaama ay leeyihiin waddankii aan ka go’nay weli waa kaas holcaya inaguna nabada heysano.


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad