DEG DEG;-Qarax Xoogan oo Dad ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay M/ Afgooye iyo Goobta uu Ka..

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qarax xoogan oo Saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose.

Qaraxan oo ahaa Miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in uu ka dhacay bar Koontarool oo Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin nawaaxiga Beerta Aadan Seeraar ee duleedka degmadaasi Afgooye.

Ilo deegaaka ah ayaa sheegay in qarxaasi ay ku dhinteen 2 Askari oo ka tirsanaa Ciidmada dowladda, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tiro kale.


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad