(Daawo Muuqaal):-Faysal Cali Waraabe oo si lama filaan ah kaga hadlay Ujeedada loo doortay MD Farmaajo…

Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa silama filaan uga hadlay Qorshaha Loo Doortay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi farmaajo.

Faysal ayaa wuxuu sheegay in loo doortay inuu yahay nin wax ka qaban doona dalka, Islamarkaana soo celiyey Rajadii Shacabka “Waxaa loo doortay oo laga Dareemay inuu Inuu Wadanka Wadi Karo, dadkii Maxamed Siyaad Barre dalka saaray, ayaa doortay oo Kuwoodii yiri UF, Rajjo ayay ka arkeen oo Qabyaalad ayaya iska dhaafeen” Ayuu yiri.

 Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)