(Daawo Muuqaal);-Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaano Mucaarad Ku ah Dowlada Farmaajo iyo Kahayre..

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa soo dhoweeyay Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Xildhibaan Mahad Salaad, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda C/salaan Hadliye, Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan C/qaadir Cosoble.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad