(Daawo Muuqaal);- Wiil Soomaaliyeed o si Argagax leh Naftisa u Dilay dalka South Afrika Xarigna u isku daldalay…

Wiil Soomaaliyeed oo Ku Noolaa Dalka South Afrika ayaa Ciil iyo Murugo Dartiis isla Dilay Kadib Markii Walaalkiis ay Hortiisa Ku Dileen Kooxo South Afrikaan ah.

Dhacdan oo Ka Dhacay Guriga uu dalka South Afrika Ka Daganaa Wiilkan Soomaaliga Waxana La Sheegay in uu Xariga Isku Daldalay Kadib Markii La Kulmay Dhacdooyin Fool Xun.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad