(Daawo Muuqaal): Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyey Sir ku Duugan Xilka Qaadistii Gudoomiye Taabit ..

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay inuu aad uga naxay Xilka qaadista Thaabit, isagoona sheegay inuu ahaa tiirkii isku xirayay xildhibaanada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee kasoo horjeeda dowlada iyo Madaxda dalka.

Salaad ayaa daboolka ka qaaday sirta ku saabsan cida ka dambeysa in Siyaasiyiin iyo Xildhibaano lagu yaqaanay Mucaarad ay dowlada taageeraan uu isaga ka mid yahay.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad