(Daawo Muuqaal): Saraakiil Caan ah oo ka Tirsan DF oo Ku Dhintay Qaraxii ismiidaaminta Ee ka dhacday Muqdisho…

Tv-ga Al-jazeera ayaa baahiyay in Saddex Sargaal oo ka tirsan Ciidamada Booliska ay ku jiraan Ciidamada ku dhintay Weerarka Isqarxinta ah ee ka dhacay Xarunta Tababarka Booliska Ee Gen. Kaahiye.

Mas’uuliyadda Qaraxa waxaa sheegtay Al-shabaab,waxaana ay sheegeen in ay ku dileen 27 Askari oo ay ku jiraan Saraakiil Sar sare sida ay hadalka u dhigeen.

Booliska Soomaaliya weli Faah-faahin kama bixin Weerarka Isqarxinta ah ee Saakay ka dhacay Iskuul Bulisiyo iyo sheegashada Al-shabaab ee ah in ay dileen 27 Askari.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad