(Daawo Muuqaal);-Odayaal Loo Tababaray In ay Fuliyaan Dilalka Qorsheysan iyo Shabaab oo Ku Dhawaaqey..

Kooxda Al-shabaab ayaa Odayaasa Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe u qabtay tartan dhinaca toogashada ah iyada oo lagu tartamayay toogashada qoryaha AK47.

Fagaare ku yaalla Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ayaa la isugu geeyay tiro dad ah oo daawadaal ka ahaa tartanka Odayaasha ee dhinaca toogashada la xiriira.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

http://www.dhacdo.org/wp-content/uploads/2018/02/

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad