(Daawo Muuqaal);-Ninkii Ka Dambeeyey Weerarkii New York oo ay Gacanta Ku Soo Dhigeen Booliska iyo Arin Lama..

Ninka looga shakisan yahay qarixii shalay ka dhacay meel basaska laga raaco oo ku taalla New York, Akayed Ullah, ayaa lagu oogay dacwado la xiriira argagixisanimo, sida booliska ay sheegeen.

Ninka oo 27-jir ah waa qaxooti ka soo jeeda dalka Bangladeshi, wuxuuna ku dhaawacmay weerarka ka dhacay Manhattan, Isniintii.

Laanta booliska New York ayaa shaacisay in Ullah lagu oogay dacwado la xiriira haysashada hub dembi lagu geystay, taageeridda ficilka argagixiso iyo “halis argagixisanimo”.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad