(Daawo Muuqaal);-Ninkii Ka Dabeeyey Qaraxkii Zoobe Ee Dilka Toogashada Lagu Xukumayo Oo Caawa Cafis Waydiistay…

Xasan Aadan Isaaq, oo Maxkamada ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ay ugu xukuntay dil toogasho, inuu ka dambeeyay Qaraxii Zoobe, ayaa ku dhashay Gobolka Baay.

Xasuuqii Zoobe, oo dhacay 14-kii October ee sanadkii hore, ayaa lagu dilay wax ka badan 500 qofood – Mana jirto cid sheegatay – Laakiin dowlada Federaalka ayaa ku eedeysay Ururka Al Shabaab.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad