(Daawo Muuqaal);- Muuse Biixi Oo kumanaan Ciidanka somaliland kula hadlay Xuduuda Puntland ..

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Gudaha Magaalada Tukaraq Kula Hadlayey Kumaan Askari oo Ka Tirsan Ciidanka Somaliland Ee Tukaraq Ka Qabsaday Ciidanka Puntland Waxa uuna u Sheegay in ay Sii Wadaan Dagaalka Lagu Qabsanayo Guud ahaanba Gobolka Sool.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad