(Daawo Muuqaal);-: Madaxweyne Farmaajo Xildhibaanadii Ka Saxiixay Mooshinka oo Sir Culus kashifay ..

Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay mooshinka saxiixiisa ka socda magaalada Muqdisho, kaasoo ku saabsan xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xildhibaan C/llaahi Maxamed Aadan (Shaacir) ayaa sheegay in mooshinka ujeedkiisu ahaa in dowladda lagu dumiyo markii uu ogaaday danta laga leeyahayna inay ahayd in lagu burburiyo dowladda dalkana lagu geliyo khalasaase siyaasadeed.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad