(Daawo Muuqaal): Madaxweyne Farmaajo Oo Si Dhab ah uga Hadlay Xaqiiqada Dhibitaanka Qalbi Dhagax…

Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay muddo bilooyin badan ah kadib ka hadlay dhiibistii dowladda federaalka dhiibtay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, kaas oo loo gacan galiyay dowladda Itoobiya oo raadinaysay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa su’aalo uga jawaabayay dhagaystayaasha BBC-da Tv xili uu marti ku ahaa barnaamij looga hadlayay sanad kadib doorashadiisii iyo wixii u qabsoomay.

Halan hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad