(Daawo Muuqaal):-Kooxda Shabaab Oo Shaacisay In ay Ka Dambaysay Weeraro Xoogan oo ka dhacay …

Kooxda Al-shabaab waxaa ay sheegatay in weerar ay ku qaadday degaanka Qalimow ee Gobolka Shabeellaha dhexe ay kula wareegtay degaankaas,islamarkaana ka saareen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Al-shabaab waxaa ay sheegeen in weerarka Qalimow ku dileen labo Askari kaddib qabsashadoodana ay goob fagaare ah kala hadleen dadka degaanka iyaga oo ugu digay in ay xiriir la sameeyaan Ciidamada dowladda sida ay qoreyso warbaahintooda.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad