(Daawo Muuqaal);-Itoobiya Oo Xirtay Biyihii Wabiga shabeele iyo wabiga Oo isku badalay Xaafada ay Dagaan …

Waxaa biyo la’aan ah webiga Shabeelle, waa markii 3aad muddo 3 sano ah, in kasta oo abaar ka jirto gudaha Soomaaliya, haddana dadka Hiiraan iyo Labada shabeelle  waxaa ay qabaan in sababta ugu weyn ee webigu u guray ay tahay biyo-xireennada Itoobiya.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad