(Daawo Muuqaal);-Gabadh Rabtay in ay Ismiidaamiso Oo Muqdisho lagu Qabtay iyo Hotelka ay isku Qarxin Rabtay …

Isgoyska KM 4, ee magaalada Muqdisho lagu qabtay Haweeney naadineysay Hotel Jaziira oo ay ku xirnaayeen walxo Qarxa waxaan laga soo saaray qaraxyo culus.

Dad ku sugnaa Agagaarka KM 4,ayaa inoo sheegay in Haweeneyda oo ahayd mid aan aqoon meesha uu ku yaalo Hotel Jaziira la qabtay xilli dadka si hoose u weydiineysay halka uu ku yaalo Hotel Jaziira.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad