(Daawo Muuqaal): Gaari Qarax Ka Buuxo Iyo Ragii Watay oo Muqdisho Lagu Qabtay iyo Xog ay B ixiyeen Ragii…

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen Gaari Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay Gaarigan oo nuuciisa uu ahaa Noah ayaa waxaa lagu qabtay Agagaarka Excontrol Afgooye.

Ciidamada Dowlada ayaa ka shakiyay gaarigan waxayna ku bilaabeen baaritaan iyagoo markii hore xabadka dhulka u dhigay labo ruux oo saarneyd, waa darawalkii iyo ruuxa kale oo shirka saarnaa.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad