(Daawo Muuqaal):-Farax Macalin oo Kashifay Arin Ceeb iyo Fadeexad ku ah Siyaasi C/raxman C/Shakuur iyo Cumar C/rashiid

Faarax Macalin oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaalida ee kasoo jeeda Kenya ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay shaqsiyaadka mucaaradka ku ah DFS ku duminayaan Qaranka Somalia.

Faarax Macalin waxa uu sheegay inay nasiib daro tahay in shaqsiyaad raja ka qaba inay maamulaan Somalia, ay hadana ku faanaan inay yihiin waxa uu ugu yeeray Jawaasiis shisheeye ay dhaqaale ku qaatan duminta dalkooda.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad