(Daawo Muuqaal): -C/kiriin Xuseen Guuleed Oo Ku Dhagan Farmaajo Fariin Culusna U Diray Beeshiisa Habar..

Madaxweynihii Hore Ee Galmudug C/kiriin Xuseen Guuleed ayaa waxa uu ka hadlay Caqabada Hortaagan Maamulka Galmudug iyo sida loo sixi karo.

Guuleed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Dawlada Farmaajo ayaa ku Eedeeyey inay tahay mid Madaxa uga taagan Deegaan ahaan Galmudug.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad