(Daawo Muuqaal);- Ciidanka DF Oo Maanta Gacanta ku dhigay Gawaari Qaraxyo Muqdisho u waday Iyo Ninkii

Wararka ayaa sheegaya in gaariga laga buuxiyay waxyaabaha qarxa lala damacsanaa in lagu weeraro goob weynaha ku badan yihiin oo ku taala magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Ruuxa kaxeynayay gaariga oo isna la sheegay in waxyaabaha qarxa uu xiranayay ayaa doonayay inuu is qarxiyo kadibna gaariga qaraxiisa uu saameeyo goobta dadweynaha Soomaaliyeed ay ku sgan yihiin.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad