(Daawo Muuqaal);-Ciidamada Jubbaland Iyo Shabaab oo Dagaal Culus Dhexmarey Iyo Askar Badan oo ku Dhimatay Diif

Dagaalka oo muddo socday ayaa waxaa la sheegay in lagu kala furtay Hub iyo Gaadiid dagaal oo labada dhinac ah, waxaana sidoo kale ka dhashay khasaaro xoogan.

Sarkaal u hadlay ciidamada maamulka Jubbland ayaa sheegay in dagaalka uu jiro balse ay Al-shabaab uga furteen Hub iyo gaadiid dagaal oo ay kusoo duulaantagen Shabaabka.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad