(Daawo Muuqaal) :-Arin Lama Filaan oo uu Sheegay Sargaalkii ka soo Baxsaday Shabaab ee kusoo Biiray Dowlada..

Horjoogahan Kooxda Alshabaab ka tirsan ayaa sheegay in kooxda Alshabaab dhexdeeda ka jiro khilaaf xoog leh, ayna bilaabeen in dhexdooda ay is dilaan cabsi darteedna uu naftiisa u la soo Cararey.

Horjoogaha ka tirsan shabaab ayaa la sheegay inuu laf ahaantiisa la soo baxsaday naftiisa, markii uu ka baqay in la khaarijiyo, kadib markii xubno ka tirsan Alshabaab looga shakiyey inay wadahadal kula jiraan dowladda Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad