(Daawo Muuqaal);-Aabo Nafta Ka Jaray Gabadh Yar Oo Uu Dhalay, Kadib Markii Ay Diiday In Ay Gurigooda

Hooyada dhashay gabadhaasi yar ee aabaheed dilay ayaa waxa ay ka warantay qaabka uu saygeedu u qudha uga jaray gabadhoodii yarayd waxa aanay tidhi”sayigaygu waxa uu bilaabay in uu gabadhaaai yar dhirbaaxo iyo laad la dhaco .

Intaasi kadib dhulka ayay ku dhacday intaasi kumuu dayne markii ay dhulka ku dhacdayna uu la daba tagay waxa aanu kaga istaagay beerka iyo laabta iyo caloosha sababta uu ku dilayna waa diidmo ay diiday gabadhaydii yarayd in ay guriga nadiifiso.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ad