Xulashada

DHAGEYSO: Dowladda oo go’aan ka gaartay arrinta Qalbi Dhagax “SAWIRRO”

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka

Continue Reading »

Qeybta Xulashada

Dhageyso: Muwaadin u dhashay Dalka Ingiriiska oo laga musaafuriyay S/land….

Maamulka Gobolka Sanaag ayaa War uu soo saaray waxa uu ku sheegay in deegaanada kala duwan ee Gobolkaas laga musaafuriyay nin u dhashay dalka Ingiriiska

Continue Reading »

Xulashada Archives

XOG DEG DEG AH: Madaxweyne Farmaajo & Ra’isul Wasaare Kheyre oo midkood uu xilka weyn doono & Olole ka socda Muqdisho
- Sep 6, 2017
Waxaa cirka isu shareeray khilaafka ka dhex tolan Madaxweynaha Somaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Xasan Cali Khayre, ka dib markii uu Ra’iisal Wasaaruhu uu ka ka horyimid ...
Sawirro:-Wasaarada Qorsheynta Oo Daahfurtay Mashruuc Kun Dhalinyaro Ah Lagu Shaqaaleysiinayo
- Sep 5, 2017
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray  Mshruuc  ay maalgelineysa Hay’adda UNDB, kaas oo lagu Shaqaleysiinaayo  ilaa Kun ...
Dowladda Itoobiya Oo Xabsiga Ka Siideysay Wariye Boqorka Bartamaha
- Sep 5, 2017
Wararka aan ka heleyno Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in Xabsiga laga siidaayay Wariye Maxamed Aweys Muudeey Boqorka Bartmaha oo mudo 5 sano ka badan ku ...
Dhageyso:-Nin Madaxa Looga Jiro Oo Dab Qabadsiiyay Guri Ku Yaala Degmada Yaaqshiid Iyo Khasaaro Ka Dhashay
- Sep 5, 2017
Dadka degan Xaafada uu dabka ka kacay ee dagmada Yaaqshiid gaar ahaan tookiyada Suuq Bacaad ayaa inoo sheegay in dabka Guriga uu  qabadsiiye nin madaxa looga jiro, kaas oo ka ...
Xog Dhageyso: Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Hirshabelle oo loo la’yahay Musharaxiin….
- Sep 5, 2017
Abuukar Xasan Cali Gudoomiye ku xigen Guddiga Doorashadda Hirshabeelle ayaa sheegay in uusan ilaa hadda Murashax Madaxweyne oo iska diiwaan giliyay Xarunta Gudiga ee ku taalla magaalada Jowhar ee Xarunta ...
DEG DEG Daawo:Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo si kulul u weeraray dadka u doodaya C/kariin Qalbi Dhagax hadana bahdilay madaxda
- Sep 5, 2017
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii u horeysay ka hadlay xaalada jahwareerka dhalisay ee dhiibidii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo dhowaan dowladda Soomaaliya u gacan ...
Jilaaga Amitabh Bachchan Oo Noqday Ninka Ugu Taageeraha Badan Twitter-Ka
- Sep 4, 2017
Jilaaga sare ee ugu caansan Shirkadda Filimadda Bollyhood ee dalka Hindiya, Amitabh Bachchan oo ay dadka Soomaalida ku naanaysaan “Cali Dheere” ayaa la shaaciyey inuu yahay Jilaaga ugu taageeradda badan ...
Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Kenya Oo La Shaaciyay
- Sep 4, 2017
Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee Kenya kadib markii ay maxkamad amartay in markale lagu celiyo ...

« Previous PageNext Page »