Xulashada

Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed oo taageeray Xulufada Sacuudiga Oo Laga Soo Horjeestay

  Kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Bydhabo ee Xarunta gobolka Baay Golaha la maagc baxay Golaha badbaadint koonfur Galbeed ayaa waxa ay kaga dhawaqeen

Continue Reading »

Qeybta Xulashada

Puntland oo wada qorshe ka dhan ah ururka loo yaqaan Takfiir wal hijrah.

Qoraal ka soo baxay shirkii Gollaha Wasiiradda dowladda Puntland  ee shalay ayaa lagu sheegay in dawladu ay gacanta ku hayso qorshe ay doonayso inay kula

Continue Reading »

Xulashada Archives

Xildhibaanada BF oo maanta ka doodaya Kiiska Qalbi dhagax & Olole Xoogan oo socda….
- Sep 13, 2017
Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa la filayaa in maanta ay kulan ku yeeshaan Xaruntooda Muqdisho,kulankaas oo ah mid si gaar ah diiradda loogu saarayo wareejinta Dowladda Soomaaliya u dhiibtay Itoobiya C/Kariin ...
Jabhadda Rohingya oo xabbada joojisay
- Sep 10, 2017
Jabhadda Muslimiinta Rohingya ee ka dagaallanta gudaha dalka Myanmar ayaa iskeed ugu dhawaaqday xabbad joojin dhaqangalaysa Axada maanta ah, si gargaar bani'aadannimo loo  gaarsiiyo galbeedka fog ee dalkaasi. Jabhaddaasi ayaa ugu ...
Dhageyso:-Wadahadalada Soomaaliya Iyo Soomaaliand Oo Dib U Bilaabanaya
- Sep 8, 2017
Hadalkaan ayaa waxaa wrbaahinta u sheegay wasiirka howlaha Guud iyo guryenta Maamulka soomaaliland oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Haregysa kadib markii uu Turkiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha dibadda dalkaas. Xasan Xasan ...
Akhriso:-Shirkii Wadda Tashiga Amniga Gobolka Mudug Oo War-Murtiyeed Laga Soo Saaray
- Sep 8, 2017
Goordhow waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu soo gaba gabeeyay shirkii wadda tashiga nabad galyada gobolka Mudug kaas oo laga soo saarey Qodobo gaaraya ilaa 10. Qodobada shirkaas la ...
Sababta aysan Trump waligood u dayrin doonin taageeriyaashiisa?
- Sep 7, 2017
Waxaa jiray warar la'isla dhexmarayay oo sheegayay in ay hoos u dhacday taageeradii badnayd ee loo hayay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump , gaar ahaan taageeradii xisbiga Jamhuuriga ee uu ka ...
DHAGEYSO: Dowladda oo go’aan ka gaartay arrinta Qalbi Dhagax “SAWIRRO”
- Sep 6, 2017
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa ahaa arrimaha ...
Dhageyso: Muwaadin u dhashay Dalka Ingiriiska oo laga musaafuriyay S/land….
- Sep 6, 2017
Maamulka Gobolka Sanaag ayaa War uu soo saaray waxa uu ku sheegay in deegaanada kala duwan ee Gobolkaas laga musaafuriyay nin u dhashay dalka Ingiriiska kaas oo ay ka dacwoodeen ...
XOG DEG DEG AH: Madaxweyne Farmaajo & Ra’isul Wasaare Kheyre oo midkood uu xilka weyn doono & Olole ka socda Muqdisho
- Sep 6, 2017
Waxaa cirka isu shareeray khilaafka ka dhex tolan Madaxweynaha Somaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Xasan Cali Khayre, ka dib markii uu Ra’iisal Wasaaruhu uu ka ka horyimid ...

Next Page »