Wareysiyo

Dhageyso: Sh.Muqtaar Rooboow oo Sabab u noqday in saraakiil muhiim u ahaa Shabaab isa soo dhiibaan…

Tan iyo markii uu isa soo dhiibay Roobow Abuu Mansuur ayaa waxaa soo badanayo saraakiisha ka tirsan Shabaab ee soo galayo gacanta maamulka Koonfur Galbeed.

Continue Reading »

Qeybta Wareysiyo

Hogaamiyaha Mucaaradka kenya oo ku hanjabay inuu qaadici doono doorashada ku celiska ah

Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa ku hanjabay inuusan ka qeyb geli doonin doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee bisha oktoobar dhici doonto.

Continue Reading »

Wareysiyo Archives

Dhageyso:-Nin Madaxa Looga Jiro Oo Dab Qabadsiiyay Guri Ku Yaala Degmada Yaaqshiid Iyo Khasaaro Ka Dhashay
- Sep 5, 2017
Dadka degan Xaafada uu dabka ka kacay ee dagmada Yaaqshiid gaar ahaan tookiyada Suuq Bacaad ayaa inoo sheegay in dabka Guriga uu  qabadsiiye nin madaxa looga jiro, kaas oo ka ...
: Garsoorayaal badan oo shaqada laga eryay
- Sep 5, 2017
llaa 18 xaakim ayaa shaqada laga eryay magaalada Muqdisho wax lagu tilmaamay isbadal lagu samaynayo garsoorka dalka Soomaaliya. Guddoomiyaha maxkamadda sare Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa wareegto uu saaray shaqada kaga eryay ...
Xog Dhageyso: Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Hirshabelle oo loo la’yahay Musharaxiin….
- Sep 5, 2017
Abuukar Xasan Cali Gudoomiye ku xigen Guddiga Doorashadda Hirshabeelle ayaa sheegay in uusan ilaa hadda Murashax Madaxweyne oo iska diiwaan giliyay Xarunta Gudiga ee ku taalla magaalada Jowhar ee Xarunta ...
Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Kenya Oo La Shaaciyay
- Sep 4, 2017
Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee Kenya kadib markii ay maxkamad amartay in markale lagu celiyo ...
Deg Deg Dhageyso: Ciidamada DF oo weerar ku qaaday Shabaab kana saaray deegaao Cusub…
- Sep 4, 2017
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ururka Al-shabaab kala wareegay Shan tuulo oo ka tirsan degmada Qoryooley, sida uu warbaahinta xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Saldhiga degmada Qoryooley Cali Maxamed Aadan (Cali ...
DHAGEYSO: Xildhibaanada BF oo ku kala aragti duwanaaday arrinta Qalbi-Dhagax..
- Sep 4, 2017
ildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwanaaday arrinta sarkaal ka tirsan Jabhada ONLF C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax), kaasi oo la sheegay Dowladda Soomaaliya in ay ku wareejisay Itoobiya. Xildhibaan Maxamuud ...
Ciidammada Soomaaliya oo dib ugu laabtay deegaanka Buulo-Guduud
- Sep 3, 2017
Waxaa deggan xaaladda deegaanka Buulo-Guduud waxaana ciidammada dowladda Soomaaliya ay dib ugu laabteen saldhiggii ay saaka soo weerrareen dagaalyahanada ururka Al-Shabaab. Saaka aroortii hore ayaa ciidammo ka tiran ururka Alshabaab waxa ...
{Dhageyso}:-Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Wadahadalada Muqtaar Rooboow
- Aug 31, 2017
  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre, ayaa ka hadlay wahadalka dowladda Federaalka Soomaaliya kula jirto Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo dhawaan isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya. Xasan Cali kheyre ayaa sheegay ...

« Previous PageNext Page »