Wareysiyo

(Dhageyso);-Wararkii ugu Dambeeyey ee Caawa Dagaalkii Ka Dhacay Duleedka Gaalkacyo iyo Khasaaraha..

Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta waxa uu ka dhacay degaanada Gacmafuule, Cali Waal iyo Godad oo dhammaantood dhaca Bariga

Continue Reading »

Qeybta Wareysiyo

(Dhageyso Sir Culus): Telefishinka Al Jazeera Oo Ceebeystay Madaxda Amniga Ee Muqdisho & Xog Uu Bixiyey

Tv-ga Af Ingiriiska Wax Ku Tebiya Ee Al Jazeera ayaa warbixin  ka diyaariyey Amniga magaalada  Muqdisho gaar ahaan Qaraxii Soobe Ee ka dhacay 14bishan oktoobar

Continue Reading »

Wareysiyo Archives

(Dhageyso): Gudoomiye Taabit Oo Qiray In Ay Cadaalad Daro Ka Jirto Magaalada Muqdisho…
- Oct 25, 2017
Thaabit Cabdi Maxamed gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa sheegay in Muqdisho ay ka jirto xaalad ah in mararka qaarkood in dad guryahooda lagu heesto xoog iyada oo awood ...
(Dhageyso): Farmaajo Oo Habargidir Ka Codsaday Inay Soo Dhiibaan Siyaasi Caan Ah Si Xil Ugu Magacaabo..?
- Oct 20, 2017
Isku shaandheynta la sameenayo laamaha Amniga waxaa boos muhiim ah ka heli doona Siyaasiyiin qaarkood Xilalka ka heli doona Jagooyin Muhiim Ah. Agaasimihii Hore Ee NISA Khaliif Axmed Ereg oo Beesha ...
Sawirro:-Soomaalida Ku Nool Dalka Maleesiya Oo Bilaabay Olole Loogu Gurmanayo Dadkii Ku Waxyeeloobay Qarixii M/Muqdisho
- Oct 19, 2017
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Magaaalada kuwalalambuur ee Caasimadda dalka Maleesiya ayaa bilowday olole ballaaran oo ay gurmad ugu sameynayaan walaalohoodii qasaaruhu ka soo gaaray xasuuqii ka dhacay Magaalada Muqdisho ...
Dhageyso: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay fashilka Shabaab ka raacay Qaraxii ka dhacay Zoobe…
- Oct 19, 2017
Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ee sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgooyska Zoobe. Madaxweyne Geelle waxa uu sheegay in markii la’eego tanka ...
Dhagayso :xog cusub oo ku saabsan soomaliya sida loo qaybiyey
- Oct 19, 2017
Sheekha caanka ah ee sheekh cadiraxmaan bashiir ayaa cod  uu soo dhigay bartiisa facebooga waxaa uu sharaxaad balaaran ka bixiyey siyaasad ahaan sida csoomaida loo qaybiyay waxaana uu tilmaamay in ...
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Wasiir Cusub, Waa Kuma Wasiirka Cusub?
- Oct 18, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dibu-dhiska iyo Horumarinta Puntland. Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-122 October, ...
Qarax Ka Dhacay Duleedka Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool
- Oct 10, 2017
Wararka aan ka heleyno degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ee ciidamada dowladda Soomaliya ka caawiya la dagaalanka ...
Dhageyso:-Ganacsade Liibaan Shuluq”Maleeshiyo Beeleed Ayaa I Afduubtay”
- Oct 10, 2017
                    Shalay Gelinkii dambe ciidamada Nabad-Sugida Galmudug waxa ay xireen Liibaan Maxamed Xasan oo loo yaqaano (Liibaan Shuluq) oo ka mid ah Ganacsatada Galmudug waxaan Suurta gashay in Saacado kadib Xabsiga ...

Next Page »