Wararka Maanta

R.W Kheyre oo Khudbad Ka Jeedin doona shirka Golaha Guud ee QM

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu waddaa in uu khudbad ka jeediyo Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey oo ka furmaya Magaalada

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Xil.Mahad Salaad oo Caddeyay in Jawaari uu isbaaro u dhigtay Kiiska Qalbi dhagax Tooshkana ku ifiyay gudiga Cusub..

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah siyaasiyiinta sida adag kaga soo horjeestay in Qalbi dhagax loo gacan galiyo itoobiya ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Daawo Sawirada: Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo kulan gaar ah la qaatay ilhaan Cumar….
- Sep 19, 2017
  Madaxweynaha Turkiga Rejeo Dayip Erdogan ayaa kulan la yeeshay Haweeneyda asalkeedu Soomaaliga ah ee ka tirsan Golaha Wakiilada Mareykanka ee magaalada Minnesota dalka Mareykanka Ilhaan Cumar. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta ...
WARBIXIN: Heerka Masuq Maasuqa iyo Shaqaaleysiinta DF Soomaaliya oo meel xun gaaray & Xog Cusub oo..
- Sep 19, 2017
Markii masuul cusub xil loo dhiibo waxaa caado noqotay in uu albaabada ka xirto dadka uu masuulka u ahaa soona dhawaysto dad gaar ah. Baahidii masuulka looga dhigayna ay sideedii ...
Shan Arin oo qasab tahay Inaad ka ogaato Gudigii uu Jawaari u magacaabay Arinta Qalbi-dhagax…
- Sep 19, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamad Cusmaan Jawaari waxa uu Magacaabay Guddi Xildhibaano ah oo ka soo baaraan daga Go’aankii Golaha Wasiiradda ee 06-September, kadib markii uu la tashaday Ku Xigeenadiisa. Qaladaadka ku ...
Akhriso: Galmudug oo soo saaray Go’aan ka nixiyay DFS & M/Goboleedyada oo raacay Sacuudiga & imaaraadka…
- Sep 19, 2017
War Saxaafadeed ku qornaa Luuqa English-ka oo ka soo baxay Maamulka Galmudug, ayaa lagu muujiyay taageerada maamulla ee ku aadan go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha Khaliijka ...
Wafddi horudhac u ah R/W Kheyre oo gaaray Mareykanka & Yuusuf Garaad oo…
- Sep 17, 2017
Wafdigaan ayaa horudhac ah Ra’iisul Wasaare xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo lagu waddo dhawaan in uu gaaro New York si uu uga qeyb galo shirka Golaha Guud ee Qarammada ...
DHAGEYSO: Madax katirsan DF oo la Ogaaday in Haweenka Marka ay shaqada siinayaan ay Galmo qasab ah la sameeyaan..
- Sep 17, 2017
Waxaa Muqdisho Ka Dhacay labadii maalin ee Ugu Dambeysay bandhigga caalamiga ee buugaagta, waana sannadkii seddaxaad oo la qabto tan iyo burburkii dowladii dhexe 1991-dii.  Halkan hoose ka dhageyso codka [audio mp3="http://caasimada24.com/wp-content/uploads/2017/09/GAL.mp3"][/audio] Inta ...
Dhageyso: DF Somalia Maxey ka tiri Doorashada Madaxweyaha Cusub ee Hirshabeelle….
- Sep 17, 2017
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dib uheshiisenta Dowlada Faderalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa U Hambalyeyey Madaxweynaha Cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Maanta lagu doortay Magaalada Jowhar ...
WAARE OO LOO DOORTAY XILKA MADAXWEYNENIMO EE HIRSHABEELE
- Sep 17, 2017
Xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ayaa  waxaa ay madaxweyne u doorteen Maxamed Cabdi Waare isaga oo ka adkaaday Daahir Cabdulle Cawaale. Doorashada Waare waxaa ay timid kadib markii 14-kii August 2017kii ay xildhibaannada Hirshabelle ...

« Previous PageNext Page »