Wararka Maanta

Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Sameeyay Xilka Qaadistiisii Ugu Horeysay

      Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa xilka qaadistiisii ugu horeysay xilka uga qaaday gudoomiyaha Gobolka Hiiraan. Wareegto ka soo

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Weerar Khasaaro Dhaliyay Oo Ka Dhacay Gobolka Mudug

Faah faahino dheeraad ah ayaa kas oo baxaya Gaari lagu rasaaseeyay qeybo ka mid ah gobolka Mudug, rasaastaas oo dhalisay khasaaro isugu jira dhimasho iyo

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Xog Dhageyso: Maxaad kala socotaa Heerka uu Gaaray Musuq-maasuqa Shariif Xasan iyo Fashilka ku Wajahan.
- Sep 20, 2017
Wixii ka dambeeyay Doorashadii Madaxweynaha Maamulka K,galbeed Soomaaliya shariif xasan sh aadan waxaa sii kordhayay xaaladaha dhankiisa laga tilmaamayay ee Musuqa salka ku haya kuwaasi oo dhowr Qeybood ka saameeyay ...
Dhageyso: DFS oo ka Xog Warantay Sababta keentay in loo diido Codkii ay ku lahaayeen Gollaha Guud ee Q.M…
- Sep 20, 2017
Qoraal lagu daababay bogga Qaramada Midoobay, kaas oo ku taariikhaysan 07 September 2017, kana soo baxday xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagaga hadlay illaa afar dal oo lagu ...
Dhageyso: Xog Cusub oo kasoo korortay Qaraxa Baabuur ee Saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho…
- Sep 20, 2017
Maamulka degmada Boondheere ee gobolkan Banaadir ayaa faah faahin waxaa ay ka bixiyeen qarax khasaaro geestay oo saakay aroortii ka dhacay qeybo ka mid ah Gudaha degmadaas. Gudoomiyaha degmada Boondheere Seynab ...
Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed oo taageeray Xulufada Sacuudiga Oo Laga Soo Horjeestay
- Sep 19, 2017
  Kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Bydhabo ee Xarunta gobolka Baay Golaha la maagc baxay Golaha badbaadint koonfur Galbeed ayaa waxa ay kaga dhawaqeen in ay kaas oo horjeedeen talaabadii ...
Sawirro:-Dowladda Denmark Oo Qalab Xafiiseed Ugu Deeqday Boliska Gobalka Banaadir
- Sep 19, 2017
Christine Alalo, the Deputy Police Commissioner of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) hands over office equipment donated by AMISOM to the Somali Police Force in Mogadishu, Somalia on ...
Booliiska Kenya Oo Qabtay Nin Lagu Tuhunsan Yahay Inuu Ka Tirsan Yahay Al-Shabaab
- Sep 19, 2017
Wargeyska Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa qorey  inay ku qabteen nin  magaalladda Isiyoolo, kuna tuhusan yihiin inuu ka tirsan yahay Alshabaab iyo inuu ka war hayn jirey ...
Kooxda Ugu Taagerayaasha Badan soomaliya Ee Jeenyo Oo Galabta Sababo Dhaqaalo Xumo Awgeed Ugu Baaqsaneysa Kulankii Banaadir Sports Clup (Warbixin )
- Sep 19, 2017
Kooxda kubada cagta ee Jeenyo ayaa galabta ciyaari doonin Kulankii ugu weynaa ee kooxaha dalka islamarkaana ugu tageerayaasha badnaa sababo la xariiro sedax qodob awgeed . Sida uu noo xaqiiijyay kabtanka ...
Howlgal Maanta Ka Socda Xaafado Ka Tirsan Magaalada Boosaaso
- Sep 19, 2017
Maanta Ciidamada Booliiska Gobolka Bari ayaa waxa ay howlgallo dhanka amniga ah ka wadaan gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kadib markii ay fashiliyeen qarax gelinkii dambe talaadadii shalay. Howlgalkaan ...

Next Page »