Muuqaalo

Dhageyso:- 5 Ruux Oo Ku Geeriyootay Roobab Ka Da’ay Gobolka Awdal

Wararka naga soo gaaraya qeybo ka mid ah Gobolka Awdal ayaa waxa ay sheegayaan in roobab daadad wata ay ka da’een Magaalooyinka Boorama iyo Baki

Continue Reading »

Qeybta Muuqaalo

Rag la sixray oo iyaga oo qaawan socod ku maray waddooyinka Mombasa

Ma aaminsantahay in uu jiro sixirka? , hagaag , saacadihii hore ee maanta ayaa waxa magaalada Mombasa ee dalka Kenya lagu arkay labo nin oo

Continue Reading »

Muuqaalo Archives

C/kariin Xuseen Guuleed oo ka hadlay go’aankii Golaha Wasiirada
- Sep 6, 2017
Madaxweynhihii hore ee maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay kulankii maanta Golaha Wasiirada Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlay arrimo fara badan oo ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaano kulan ka yeeshay go’aanka Golaha Wasiirada
- Sep 6, 2017
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah waxa ay ka yeesheen go’aanka ka soo baxay Golaha Wasiirada Soomaaliya, kaasi oo lagu sheegay in C/kariin Qalbi-Dhgax uu ...
GAARI UU LEEYAHAY XILDHIBAAN AQALKA SARE EE SOOMAALIYA KA TIRSAN OO LA WEERARAY
- Sep 6, 2017
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar lagu qaaday gaari uu lahaa xildhibaan Xusseen Cali Xaaji oo ka tirsan Aqalka sare ee Soomaaliya degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Rag hubeysan ...
Dhageyso: Sh.Muqtaar Rooboow oo Sabab u noqday in saraakiil muhiim u ahaa Shabaab isa soo dhiibaan…
- Sep 5, 2017
Tan iyo markii uu isa soo dhiibay Roobow Abuu Mansuur ayaa waxaa soo badanayo saraakiisha ka tirsan Shabaab ee soo galayo gacanta maamulka Koonfur Galbeed. Gudoomiye ku-xigeenka degmada Xudur Aadan Cabdi ...
Sawirro:-Qodobo Laga Soo Saaray Shirka Gaalkacyo Ee Galmudug Iyo Puntland
- Sep 5, 2017
kulanka maanta ee looga hadlay nabad u helida bulshada ku wada nool gobolka mudug waxaa uu daba socday mid shalay ay madaxda maamulada galmudug iyo puntlandb ku yeesheen garoonka diyaaraha ...
Dowladda Itoobiya Oo Xabsiga Ka Siideysay Wariye Boqorka Bartamaha
- Sep 5, 2017
Wararka aan ka heleyno Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in Xabsiga laga siidaayay Wariye Maxamed Aweys Muudeey Boqorka Bartmaha oo mudo 5 sano ka badan ku ...
Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga Golaha Shacabka Oo Lagu Dhawaaqay
- Sep 5, 2017
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay in Maalinta Sabtida uu furmayo kulamada Baarlamaanka, si loo sii dar dargeliyo howlaha Golaha horyaalla Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdikariin Xaaji Buux oo la ...
Xog Dhageyso: Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Hirshabelle oo loo la’yahay Musharaxiin….
- Sep 5, 2017
Abuukar Xasan Cali Gudoomiye ku xigen Guddiga Doorashadda Hirshabeelle ayaa sheegay in uusan ilaa hadda Murashax Madaxweyne oo iska diiwaan giliyay Xarunta Gudiga ee ku taalla magaalada Jowhar ee Xarunta ...

« Previous PageNext Page »