Muuqaalo

Dhageyso:-Koonfur Galbeed”Anaga Iyo Ciidamada Muqtaar Roobow Ayaa Wadna Howlgalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab”

  Saacadihii la soo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Bakool waxa uu dagaal saacado badan qaatay ku dhex maray ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Koonfur

Continue Reading »

Qeybta Muuqaalo

Dhageyso:-Xayawaanka Haramcadka Oo Weeraray Qoys Degan Walaweyn Khasaarana U Geestay

Aroorimadii hore ee Saakay waxaa mid ka mid ah Xaafadaha Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose soo weeraray Xayawaanka loo yaqaano Haramcad kaas oo geestay

Continue Reading »

Muuqaalo Archives

Howlgal Maanta Ka Socda Xaafado Ka Tirsan Magaalada Boosaaso
- Sep 19, 2017
Maanta Ciidamada Booliiska Gobolka Bari ayaa waxa ay howlgallo dhanka amniga ah ka wadaan gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kadib markii ay fashiliyeen qarax gelinkii dambe talaadadii shalay. Howlgalkaan ...
Sawirro:-Kheyre Oo La Kulmay Guddiga Taakuleynta Ciidamada Qalabka Sida
- Sep 16, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka, waxana kulankani looga hadlay dar-dar gelinta howlaha muhiimka ah ...
Faah faahin: Dagaalkii Saaka ka dhacay Muqdisho Muxuu salka ku hayay & qasaaraha ka dhashay…
- Sep 16, 2017
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saakay aroortii degaanka Haanta dheer ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya iyo ciidamada Xasilinta Caasimadda. Saraakiil ka tirsan ciidamada Milatariga ee ku sugnaa ...
Michael Keating Oo Walaac Ka Muujiyey Mashaakilka Siyaasadeed Ee Ka Jira Somaaliya
- Sep 14, 2017
Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Michael Keating ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu 16-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM warbixin ka siinayey Arrimaha ...
AKHRISO: Amar Adag oo lagu soo rogay Hoteellada ku yaalla degaanada Puntland
- Sep 10, 2017
Maamulka Puntland ayaa amar kusoo rogay  Hoteellada ku yaalla degaannada Maamulka Puntland. Wareegto kasoo baxday Wasaaradda Amniga Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in dhammaan Hoteellada lagu amraayo in aan wax  shirar ...
Faah faahin Qarax ismiidaamin oo ka dhacay Baydhabo
- Sep 8, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax noociisa uu yahay Ismiidaamin oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, gaar ahaan Maqaaxi ku taalla agagaarka Dahabshiil oo aan ...
Dhageyso:- 5 Ruux Oo Ku Geeriyootay Roobab Ka Da’ay Gobolka Awdal
- Sep 8, 2017
Wararka naga soo gaaraya qeybo ka mid ah Gobolka Awdal ayaa waxa ay sheegayaan in roobab daadad wata ay ka da’een Magaalooyinka Boorama iyo Baki ee Gobolkaas kuwaas oo sababay ...
Rag la sixray oo iyaga oo qaawan socod ku maray waddooyinka Mombasa
- Sep 7, 2017
Ma aaminsantahay in uu jiro sixirka? , hagaag , saacadihii hore ee maanta ayaa waxa magaalada Mombasa ee dalka Kenya lagu arkay labo nin oo qaawan, kuwaasi oo midkood uu ...

Next Page »