English News

SAWIRRO: Kulan Xasaasi ah oo dhexmaray Duqa Muqdisho, Odayaasha & Wasiirada Beesha Mudulood..

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa xalay casho sharaf gurigiisa ugu sameeyay duubabka dhaqanka iyo wasiirada kasoo jeeda Beesha Muddulood. Kulanka ayaa ahaa kala

Continue Reading »

Qeybta English News

Dhageyso: Shariif Xasan oo Xabsiga Dhigay Siyaasiyiin & Ganacsato Mucaarad ku ahaa..

Ciidamada amaanka magaalada Baydhabo ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaaladaasi waxay ku soo qab qabteen dad looga shakisan yahay iney qeyb ka yihiin falalka amaandari

Continue Reading »

English News Archives

Daawo Sawirrada Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Jowhar Ka Socota
- Sep 13, 2017
Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hir-Shbeelle ayaa waxaa iminka ka socda khudbadha ay jeedinayaan Musharixiinta u raagan qabashada xilka Madaxweynaha Mamulka Hir-Shabeelle. Ilaa 4 Musharx ayaa Maanta loo qorsheeyay in ay ...
Aung San Suu Kyi oo ka baaqanaysa shirka Qaramada Midoobay
- Sep 13, 2017
Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa ka baaqanaysa shirka Gollaha loo dhanyahay ee Qarammada Midoobay ee toddobaadka soo socda dhacaya, iyada oo ay sare u sii kacayso dhaleecaynta ...
Duqeyn Lagu Dilay Wiil Uu Adeer U Ahaa Mid Ka Mid Ah Ra’iisul Wasaarayaashii Soomaaliya Soo Maray
- Sep 10, 2017
Saraakiisha Difaaca ee dalka Maraykanka ayaa xaqiijiyey in Faarax Maxamed Shirdoon oo ahaa Somali-Canadian ka barbar dagaalami jirey Kooxda Daacish lagu dilay duqeyn bishii July ee sannadkii 2015-kii ka dhacday ...
Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Dil Ka Dhacay Degmada Dharkenleey Ee G/Banaadir
- Sep 8, 2017
Kooxo hubeysan ayaa xalay qeybo ka mid ah degmada Dharkeenley ee gobolkan Banaadir waxa ay ku dishay nin ka mid ah dadka ku nool Xaafada  Dabakaaya Madoow ee Gudaha degmadaas. Rag ...
Dhageyso:- 5 Ruux Oo Ku Geeriyootay Roobab Ka Da’ay Gobolka Awdal
- Sep 8, 2017
Wararka naga soo gaaraya qeybo ka mid ah Gobolka Awdal ayaa waxa ay sheegayaan in roobab daadad wata ay ka da’een Magaalooyinka Boorama iyo Baki ee Gobolkaas kuwaas oo sababay ...
Dhageyso: Muxuu ku saabsanaa kulanka Muhiimka ah ee Maanta dhexmaray RW kheyre & Wakiilka Bankiga Aduunka…
- Sep 7, 2017
Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuurida Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay u qaabilsanaha Geeska Africa ee Bangiga Aduunka Bella Bird. Kulanka labada Masuul oo ahaa mid ...
Daraasad: Sababaha Xagjirnimada Dhallinyarada Afrika
- Sep 7, 2017
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda UNDP ee QM ayaa laug sheegay in sababaha ugu weyn ee dhalinyarada Africa ku riixaya in ay ku biiraan kooxaha xagjiriinta ay ugu ...
Beesha Caalamka Oo Ka Hadashay Maamulka Hiiraan Uu Ka Dhisayo Cosoble
- Sep 7, 2017
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooday Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si dhow ula socda arrimaha ka dhacaya HirShabelle ka dib markii ...

« Previous PageNext Page »