English News

Xog Dhageyso: Maxaad kala socotaa Heerka uu Gaaray Musuq-maasuqa Shariif Xasan iyo Fashilka ku Wajahan.

Wixii ka dambeeyay Doorashadii Madaxweynaha Maamulka K,galbeed Soomaaliya shariif xasan sh aadan waxaa sii kordhayay xaaladaha dhankiisa laga tilmaamayay ee Musuqa salka ku haya kuwaasi

Continue Reading »

Qeybta English News

Sawirro:-Dowladda Denmark Oo Qalab Xafiiseed Ugu Deeqday Boliska Gobalka Banaadir

Christine Alalo, the Deputy Police Commissioner of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) hands over office equipment donated by AMISOM to the Somali Police

Continue Reading »

English News Archives

Booliiska Kenya Oo Qabtay Nin Lagu Tuhunsan Yahay Inuu Ka Tirsan Yahay Al-Shabaab
- Sep 19, 2017
Wargeyska Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa qorey  inay ku qabteen nin  magaalladda Isiyoolo, kuna tuhusan yihiin inuu ka tirsan yahay Alshabaab iyo inuu ka war hayn jirey ...
Wafddi horudhac u ah R/W Kheyre oo gaaray Mareykanka & Yuusuf Garaad oo…
- Sep 17, 2017
Wafdigaan ayaa horudhac ah Ra’iisul Wasaare xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo lagu waddo dhawaan in uu gaaro New York si uu uga qeyb galo shirka Golaha Guud ee Qarammada ...
Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Weerarada Al-Shabaab Ka Geysanayaan Gobolka Gedo
- Sep 16, 2017
Madaxda ugu sareysa Maamulka Jubbaland ayaa ka hadashay dagaalada isdaba jooga ah ee Al-Shabaab ay Maalmihii la soo dhaafay ku qaadayaan deeganada ka tirsan gobolka Gedo. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland ...
SAWIRRO: Kulan Xasaasi ah oo dhexmaray Duqa Muqdisho, Odayaasha & Wasiirada Beesha Mudulood..
- Sep 15, 2017
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa xalay casho sharaf gurigiisa ugu sameeyay duubabka dhaqanka iyo wasiirada kasoo jeeda Beesha Muddulood. Kulanka ayaa ahaa kala war qaadasho, iyadoo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ...
Dhageyso: Shariif Xasan oo Xabsiga Dhigay Siyaasiyiin & Ganacsato Mucaarad ku ahaa..
- Sep 14, 2017
Ciidamada amaanka magaalada Baydhabo ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaaladaasi waxay ku soo qab qabteen dad looga shakisan yahay iney qeyb ka yihiin falalka amaandari ee ka jira magaalada Baydhabo ...
Daawo Sawirrada Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Jowhar Ka Socota
- Sep 13, 2017
Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hir-Shbeelle ayaa waxaa iminka ka socda khudbadha ay jeedinayaan Musharixiinta u raagan qabashada xilka Madaxweynaha Mamulka Hir-Shabeelle. Ilaa 4 Musharx ayaa Maanta loo qorsheeyay in ay ...
Aung San Suu Kyi oo ka baaqanaysa shirka Qaramada Midoobay
- Sep 13, 2017
Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa ka baaqanaysa shirka Gollaha loo dhanyahay ee Qarammada Midoobay ee toddobaadka soo socda dhacaya, iyada oo ay sare u sii kacayso dhaleecaynta ...
Duqeyn Lagu Dilay Wiil Uu Adeer U Ahaa Mid Ka Mid Ah Ra’iisul Wasaarayaashii Soomaaliya Soo Maray
- Sep 10, 2017
Saraakiisha Difaaca ee dalka Maraykanka ayaa xaqiijiyey in Faarax Maxamed Shirdoon oo ahaa Somali-Canadian ka barbar dagaalami jirey Kooxda Daacish lagu dilay duqeyn bishii July ee sannadkii 2015-kii ka dhacday ...

Next Page »