Caafimaadka

DHAGEYSO: Xildhibaano kulan ka yeeshay go’aanka Golaha Wasiirada

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah waxa ay ka yeesheen go’aanka ka soo baxay Golaha Wasiirada Soomaaliya, kaasi oo lagu

Continue Reading »

Qeybta Caafimaadka

GAARI UU LEEYAHAY XILDHIBAAN AQALKA SARE EE SOOMAALIYA KA TIRSAN OO LA WEERARAY

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar lagu qaaday gaari uu lahaa xildhibaan Xusseen Cali Xaaji oo ka tirsan Aqalka sare ee Soomaaliya degmada

Continue Reading »

Caafimaadka Archives

Dhageyso: Sh.Muqtaar Rooboow oo Sabab u noqday in saraakiil muhiim u ahaa Shabaab isa soo dhiibaan…
- Sep 5, 2017
Tan iyo markii uu isa soo dhiibay Roobow Abuu Mansuur ayaa waxaa soo badanayo saraakiisha ka tirsan Shabaab ee soo galayo gacanta maamulka Koonfur Galbeed. Gudoomiye ku-xigeenka degmada Xudur Aadan Cabdi ...
Hogaamiyaha Mucaaradka kenya oo ku hanjabay inuu qaadici doono doorashada ku celiska ah
- Sep 5, 2017
Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa ku hanjabay inuusan ka qeyb geli doonin doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee bisha oktoobar dhici doonto. Wuxuu sheegay inuu u baahan yahay ...
Sawirro:-Qodobo Laga Soo Saaray Shirka Gaalkacyo Ee Galmudug Iyo Puntland
- Sep 5, 2017
kulanka maanta ee looga hadlay nabad u helida bulshada ku wada nool gobolka mudug waxaa uu daba socday mid shalay ay madaxda maamulada galmudug iyo puntlandb ku yeesheen garoonka diyaaraha ...
Dowladda Itoobiya Oo Xabsiga Ka Siideysay Wariye Boqorka Bartamaha
- Sep 5, 2017
Wararka aan ka heleyno Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in Xabsiga laga siidaayay Wariye Maxamed Aweys Muudeey Boqorka Bartmaha oo mudo 5 sano ka badan ku ...
Dhageyso:-Nin Madaxa Looga Jiro Oo Dab Qabadsiiyay Guri Ku Yaala Degmada Yaaqshiid Iyo Khasaaro Ka Dhashay
- Sep 5, 2017
Dadka degan Xaafada uu dabka ka kacay ee dagmada Yaaqshiid gaar ahaan tookiyada Suuq Bacaad ayaa inoo sheegay in dabka Guriga uu  qabadsiiye nin madaxa looga jiro, kaas oo ka ...
DEG DEG Daawo:Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo si kulul u weeraray dadka u doodaya C/kariin Qalbi Dhagax hadana bahdilay madaxda
- Sep 5, 2017
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii u horeysay ka hadlay xaalada jahwareerka dhalisay ee dhiibidii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo dhowaan dowladda Soomaaliya u gacan ...
Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Kenya Oo La Shaaciyay
- Sep 4, 2017
Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee Kenya kadib markii ay maxkamad amartay in markale lagu celiyo ...
Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo La Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya
- Aug 29, 2017
Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating, waxayna ka wada hadleen arimaha Dastuurka iyo shaqada aqalka sare. Kulanka labada ...

« Previous PageNext Page »