Caafimaadka

Dhagayso: Madaxda DFS & Culimada oo ku heshiiyay in Shabaab laga habaaro masaajidyada…

Madaxda DFS & Culimada Muqdisho ayaa ku heshiiyay in si wadajir ah loola dagaalamo Kooxda Shabaab kadib qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe. Dad ka badan

Continue Reading »

Qeybta Caafimaadka

Bankiga Aduunka oo warbixin cusub ka soo saaray Arin aan Soomaalida Farxad galin…

Warbixinta Bankiga Aduunka uu soo saaray ayaa waxa ay taabaneysaa heerka nolosha iyo saboolnimada baahday ee ka dhalatay deganaanshiya la’aanta, Abaaraha soo noq noqday iyo

Continue Reading »

Caafimaadka Archives

Dhageyso: DF Somalia Maxey ka tiri Doorashada Madaxweyaha Cusub ee Hirshabeelle….
- Sep 17, 2017
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dib uheshiisenta Dowlada Faderalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa U Hambalyeyey Madaxweynaha Cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Maanta lagu doortay Magaalada Jowhar ...
Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo Goordhaw bilaabaneysa….
- Sep 16, 2017
Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa lagu wadaa inay goor dhow ka bilaabato magaalada Jowhar, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay. Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira in ...
Wasaaradda Amniga oo Muqdisho ku qabatay shir amniga ku saabsan
- Sep 14, 2017
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu qabtay shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, kaasi oo loogu magac daray shirka Wadatashiga Guddiga Amniga Baarlamaanka iyo Wasaaradda Amniga Gudaha ...
Sawirro:-Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Maanta La Soo Gaba Gabeeyay
- Sep 14, 2017
Waxaa Maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle lagu soo gaba gabeeyay dhgeysiga khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle. Ilaa Siddeed musharax ayaa u taagan qabashada xilka madaxweynaha ...
Ma taqaan hogaamiyaha ciidanka badbaadinta Rohingya?
- Sep 13, 2017
Maalmahan warbaahintu waxa ay aad u hadal haysay "Ciidanka Badbaadinta Rohingya ee Arakan" oo ka dhaqdhaqaaqa gobolka Rakhine ee woqooyiga Myanmar. Ciidankaas oo ku dhawaaqay in uu u dagaalamayo difaaca dadka ...
Sawirro:-Wasiirka Caafimaadka Oo Shir Uga Qeybgashay Dalka Filand
- Sep 8, 2017
Wasiirka Wasaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur oo uu wehliyo la taliyaha Wasarrada xagga Caafimaadka taranka iyo dhallaanka Dr Abdulqadir Wehliye ayaa safar 2 casho ah oo shaqo ...
Beesha Caalamka oo Baaq u Dirtay HirShabelle
- Sep 7, 2017
Beesha caalamka ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inay si dhow ula socdaan xaaladda maamulka HirShabelle, kadib markii baarlamanka maamulkaasi uu sheegay inuu xilka ka qaaday madaxweyne Cali Cabdullaahi ...
Sababta aysan Trump waligood u dayrin doonin taageeriyaashiisa?
- Sep 7, 2017
Waxaa jiray warar la'isla dhexmarayay oo sheegayay in ay hoos u dhacday taageeradii badnayd ee loo hayay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump , gaar ahaan taageeradii xisbiga Jamhuuriga ee uu ka ...

Next Page »