Barnaamijyo

R.W Kheyre oo Khudbad Ka Jeedin doona shirka Golaha Guud ee QM

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu waddaa in uu khudbad ka jeediyo Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey oo ka furmaya Magaalada

Continue Reading »

Qeybta Barnaamijyo

WARBIXIN: Heerka Masuq Maasuqa iyo Shaqaaleysiinta DF Soomaaliya oo meel xun gaaray & Xog Cusub oo..

Markii masuul cusub xil loo dhiibo waxaa caado noqotay in uu albaabada ka xirto dadka uu masuulka u ahaa soona dhawaysto dad gaar ah. Baahidii

Continue Reading »

Barnaamijyo Archives

Shan Arin oo qasab tahay Inaad ka ogaato Gudigii uu Jawaari u magacaabay Arinta Qalbi-dhagax…
- Sep 19, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamad Cusmaan Jawaari waxa uu Magacaabay Guddi Xildhibaano ah oo ka soo baaraan daga Go’aankii Golaha Wasiiradda ee 06-September, kadib markii uu la tashaday Ku Xigeenadiisa. Qaladaadka ku ...
Xog: Jawaari oo isbaaro u dhigay Xildhibaanada ku kacsan Xukuumada laguna Qanciyay Xilal culus…
- Sep 16, 2017
Kulankii Baarlamaanka ee 3 Maalin ka hor ayaa gabagabadiisii waxa uu Guddoonka Baarlamaanka Somalia ku dhawaaqay inay Guddi u saareen Arrinta Qalbidhagax, Iyadoona Guddoomiye Jawaari uu sheegay in Magacyadda Guddigaasi ...
Dhageyso: Ma runbaa in DFS ay Taageereyso mid kamid ah Musharaxiinta Hirshabeelle..
- Sep 16, 2017
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhexdhexaad ka tahay doorashada Maanta ka dhaceysa Magaalada Jowhar. Waxaa uu sheegay in aysan jirin ...
DAAWO SAWIRADA: Gudoomiye Jawaari oo iska Xaadiriyay Carwada buugagta Muqdisho Balse….
- Sep 15, 2017
Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa gabo-gabada bandhigga carwada buugaagta Muqdisho MBF2017 ka qayb galay. Jawaari ayaa shacbiga kula dardaarmay inay qabyaalada ka fogaadaan, waxa kale uu dhiirigaliyay ...
Xukuumadda Soomaliya oo Bilaabeysa Howlgal Ka Dhan ah Al Shabaab..
- Sep 15, 2017
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya shaacisay in ay bilaabeyso qorsho looga hortagayo falal amnidaro oo ka dhaca gudaha dalka kadib qaraxyo iyo weeraro ka dhacay qaar ka mid ah Gobolada dalka ...
Sawirro:-Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Maanta La Soo Gaba Gabeeyay
- Sep 14, 2017
Waxaa Maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle lagu soo gaba gabeeyay dhgeysiga khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle. Ilaa Siddeed musharax ayaa u taagan qabashada xilka madaxweynaha ...
Tirada Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Iskooda Ugu Soo Laabanaya Dalka Oo Sii Kordhaya
- Sep 13, 2017
Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay inay 72,000 oo qof oo Somali ah iskooda ugu soo laabteen dalkooda hooyo, tan iyo markii uu bilowday Dib-u-celinta aan ...
Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle Oo Caawa Siidaayay Odayaal Ku Xirnaa Jowhar
- Sep 10, 2017
23, kii  Bishii la soo dhaafay ee Agoosto ayaa Maamulka Hir-Shabeelle Waxa uu Magaalada Jowhar ku xir xiray tira Odayaal ah oo ka qeyb galayay kulan nabadeed lagu dhex dhexaadinayay ...

« Previous PageNext Page »