Barnaamijyo

Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Sameeyay Xilka Qaadistiisii Ugu Horeysay

      Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa xilka qaadistiisii ugu horeysay xilka uga qaaday gudoomiyaha Gobolka Hiiraan. Wareegto ka soo

Continue Reading »

Qeybta Barnaamijyo

Kooxda Ugu Taagerayaasha Badan soomaliya Ee Jeenyo Oo Galabta Sababo Dhaqaalo Xumo Awgeed Ugu Baaqsaneysa Kulankii Banaadir Sports Clup (Warbixin )

Kooxda kubada cagta ee Jeenyo ayaa galabta ciyaari doonin Kulankii ugu weynaa ee kooxaha dalka islamarkaana ugu tageerayaasha badnaa sababo la xariiro sedax qodob awgeed

Continue Reading »

Barnaamijyo Archives

R.W Kheyre oo Khudbad Ka Jeedin doona shirka Golaha Guud ee QM
- Sep 19, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu waddaa in uu khudbad ka jeediyo Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey oo ka furmaya Magaalada New York ee dalka Mareykanka. Waxaa ...
WARBIXIN: Heerka Masuq Maasuqa iyo Shaqaaleysiinta DF Soomaaliya oo meel xun gaaray & Xog Cusub oo..
- Sep 19, 2017
Markii masuul cusub xil loo dhiibo waxaa caado noqotay in uu albaabada ka xirto dadka uu masuulka u ahaa soona dhawaysto dad gaar ah. Baahidii masuulka looga dhigayna ay sideedii ...
Shan Arin oo qasab tahay Inaad ka ogaato Gudigii uu Jawaari u magacaabay Arinta Qalbi-dhagax…
- Sep 19, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamad Cusmaan Jawaari waxa uu Magacaabay Guddi Xildhibaano ah oo ka soo baaraan daga Go’aankii Golaha Wasiiradda ee 06-September, kadib markii uu la tashaday Ku Xigeenadiisa. Qaladaadka ku ...
Xog: Jawaari oo isbaaro u dhigay Xildhibaanada ku kacsan Xukuumada laguna Qanciyay Xilal culus…
- Sep 16, 2017
Kulankii Baarlamaanka ee 3 Maalin ka hor ayaa gabagabadiisii waxa uu Guddoonka Baarlamaanka Somalia ku dhawaaqay inay Guddi u saareen Arrinta Qalbidhagax, Iyadoona Guddoomiye Jawaari uu sheegay in Magacyadda Guddigaasi ...
Dhageyso: Ma runbaa in DFS ay Taageereyso mid kamid ah Musharaxiinta Hirshabeelle..
- Sep 16, 2017
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhexdhexaad ka tahay doorashada Maanta ka dhaceysa Magaalada Jowhar. Waxaa uu sheegay in aysan jirin ...
DAAWO SAWIRADA: Gudoomiye Jawaari oo iska Xaadiriyay Carwada buugagta Muqdisho Balse….
- Sep 15, 2017
Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa gabo-gabada bandhigga carwada buugaagta Muqdisho MBF2017 ka qayb galay. Jawaari ayaa shacbiga kula dardaarmay inay qabyaalada ka fogaadaan, waxa kale uu dhiirigaliyay ...
Xukuumadda Soomaliya oo Bilaabeysa Howlgal Ka Dhan ah Al Shabaab..
- Sep 15, 2017
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya shaacisay in ay bilaabeyso qorsho looga hortagayo falal amnidaro oo ka dhaca gudaha dalka kadib qaraxyo iyo weeraro ka dhacay qaar ka mid ah Gobolada dalka ...
Sawirro:-Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Maanta La Soo Gaba Gabeeyay
- Sep 14, 2017
Waxaa Maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle lagu soo gaba gabeeyay dhgeysiga khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle. Ilaa Siddeed musharax ayaa u taagan qabashada xilka madaxweynaha ...

Next Page »