Arimaha Bulshada

(Dhageyso Wareysi):- Axmed Madoobe Oo Shaaciyey Go,aankiisa Wadahadalada ONLF & Itoobiya..

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey kulamo uu magaalada Nairobi kula qaatay xubno kala matalaya dowladda

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshada

DEG DEG: – Gollaha Wasiirada oo Maanta Kulan Adag Leh Iyo Magacaabista Taliyaasha NISA & Booliska..

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in kulan aan caadi aheyn ay yeeshaan, kaddib labo todobaad oo uu shirkii Golaha Wasiirada dib u dhacayay.

Continue Reading »

Arimaha Bulshada Archives

(Daawo Muuqaal) : Nin kamid ahaa Maxaabiistii uu Haystay Magafe Oo Soo Bandhigay Arin Murugo leh
- Feb 18, 2018
Maxamed Cabdiraxmaan Maxamud waa wiil dhalin yara ah oo nasiib u yeeshay in dib loogu soo celiyo dalkiisa hooyo kadib mudo dheer oo lagu haystay Dalka Liibiyo waxana uu ka ...
DEG DEG;-DF Oo Soosaartay Digniin Culus oo Shacabka Ka Dhan ah Kadib Markii ay Kooxada Shabaab…
- Feb 18, 2018
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa soo saaray digniino ku adan dadka umaxkaamd doonta deegaanada Al-Shabaab ay ka joogaan Gobolka Hiiraan. Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Dabaashe ayaa sheegay iney talaabo sharciga ...
DEG DEG;-Shir Adag Loogu Tashanayo Shababa oo Ka Socda Magaalada Kismaayo iyo Wasiirka Aniga..
- Feb 18, 2018
Wasiirka amniga Maamulka Jubaland ayaa ka hadlay Shir ka dhacaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka u ah Maamulka Jubaland oo looga hadlayo Dagaalka ku foorara Al-Shaabab. C/rashiid Xasan Nuur Janan ...
(Daawo Muuqaal);-Faysal Cali Waraabe Oo War Lama Filaan Ka Sheegay Iscasilaadaii Raysal wasaaraha Itoobiya…
- Feb 17, 2018
Faysal Cali waraabe oo ku sugan  Maraykanka ayaa wuxuu ka hadlay Iscasilaadii Raysal wasaraaha Itoobiya Iyo Safarka uu ku joogo dalkaasi Jarmalka wuxuuna xusay in Dalkaasi u sheegi doonaan Heshiiskii ...
(War Xasaasi ah);-Khilaaf Adag oo Ka Dhextaagan Madaxweyne Farmaajo & RW KheyreIyo Hal Arin ah oo Culus….
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu wali diidan in Ra’iisul wasaare Kheyre uu u ambabaxayo markii ugu horeysay dalka Imaaraadka. Ra’iisul wasaare Kheyre ...
DEG DEG;-Diyaarad Hub u sida Dowlada oo Goordhoweyd ka Degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho…
- Feb 17, 2018
Wararka laga helayo magaalada Muqdiso ayaa sheegaya in Diyaarad hub sida ay kasoo degtay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Diyaaradan oo hubka ay ...
(Daawo Muuqaal);-Maxaabiis La Soo Furatay Magafayaasha Liibiya oo Muqdisho Lageeyey Iyo Arin…
- Feb 17, 2018
Waxaa maanta ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho laga soo dajiyo Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku jiray gacanta magafayaasha dalka Libya, kuwaasi oo ay keenayso Muqdisho dowladda Soomaaliya. Tiradda Maxaabiistaan waxa ay ...
DEG DEG;-Dowlada Mareykanka oo War Culus ka Soo Saartay Xaalada dalka Ethiopia iyo Digniin Xoogan…
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia kadib markii todobaadkii hore ay ka dhaceen mudaharaadyo ay ku dhinteen toban qof, kuwaas oo ka ...

« Previous PageNext Page »