Arimaha Bulshada

(Sawirro):- Madaxweyne Gaas Oo Soo Dhaweeyay Culus Loogu Sameeyey Magaalada Addis Ababa iyo Wafdiga La Socda..

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalkaasi, safarka

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshada

DEG DEG;-DF oo Caawa Xilkii Ka Qaadey Taliyihi Qeybta Muqdisho Oo Xilka Laga Qaaday Kadib Marki Uu U Gacan Qaaday Taliyaha Booliska…

Taliyihii Ciidanka Boliiska Qeybta Galbeed G/le sare  Maxamed Daahir ayaa xilka laga qaaday kadib markii uu feeray ku simaya taliyaha Booliiska  General Mukhtar Xuseen Afrax

Continue Reading »

Arimaha Bulshada Archives

(DEG DEG+Daawo);-Al-Shabaab oo Caawa Soo Bandhigtay Qaabkii u dhacay Weerarkii Lagu Qaaday Saldhiga iyo Meyad lagu arkay
- Nov 20, 2017
Warbaahinta Ku hadasha kooxda shabaab ayaa goordhow baahisay muqaal laga duubay qaabkii u dhacay weerkii ka shabaab ku qaaday saldhiga degmada xamar jajab Weerarkan ayaa wuux dhacay kadib marki ciidamo hubeysan ...
(Dhageyso):Maxaadan Ogeyn oo ay Kawada Hadleen Xasan Cali Kheyre Iyo Sheekh Shariif iyo Kulankii Dhexmey…
- Nov 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kala hadlay Shariif Xaaladda Soomaaliya iyo ...
DEG DEG:-Xasan Sheekh iyo Faarax C/qaadir oo u Shirey Madaxweyne Farmaajo iyo Arin Xasaasi ah oo Laga …
- Nov 20, 2017
Ilaa 21 Siyaasi oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee DFS, Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed iyo Faarax Sheekh C/qaadir ayaa lagu soo waramay ...
(Dhageyso):-Madaxweyne Farmaajo Oo Wadnaha Farta Ku Haya Kiiskii Qalbi Dhagax Oo Mar Kale Soo Laba Kacleeyey..
- Nov 19, 2017
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo shaac bixisey Go’aankii ay ka qaadeen Dhiibistii Qalbi dhagax Ee Dalka Itoobiya oo la sheegay in wax badan ay banaanka keentay. Kiiskii C/kiriin Qalbi dhagax oo Dawlada ...
(DEG DEG+Daawo);-Dhacdo Xanuun Badan oo Qabsatey Haweeney Soomaaliyeed Kadib in la kufsaday Ka hor Maalintii Arooskeeda
- Nov 19, 2017
Waxaan Halkan idin kugu Soo gudbineyna dhacdo xanuun badan oo qabsaday mid kamid Haweenka Soomaaliyeed Balse Haweeneydaan ayaa Sheegtay in la kufsaday Ka hor Maalintii arooskeeda, Halkan Hoos Ka Daawo Muuqaalka;- Haweneydan ...
(Xog Rasmia h);-Warar Dheeraad ah oo Caawa Ka Soo Kordhey Mooshin Ka Dhan ah Gudoomiye Jawaari..
- Nov 19, 2017
Hadal heynta siyaasada dalka maalmahaan waxay aheyd in Mooshin laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari in kastoo arinkaa aanu wali shaacin Xafiiska Gudoonka Baarlamaanka Soomaalia Dadka Falanqeeya ...
(War Xasaasi ah);-Madhabaa In Xariir Qarsoodi ah uu Ka Dhaxeeyo Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya..
- Nov 19, 2017
Sida ay qortay jariirada Daily Nation Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis hal sano ah la gaartay Sharikad Mareykan ah oo olole u galeysa in kaalmada Mareykanka uu siiyo Soomaaliya aanay istaagin. Xukuumadda ...
(Dhageyso): Khilaaf Adag oo Ka Taagan Magacaabista Wasiirradda Hirshabeelle iyo Madaxweyne Waare oo Sheegay..
- Nov 19, 2017
Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle waxaa ka socdo kulamo kala duwan oo looga hadlaayo Magacaabista Golaha Wasiiradda maamulka Hirshabeelle. Magacaabista Golaha Wasiiradda ayaa waxaa ka taagan Khilaaf u dhaxeeya Xildhibaanada ...

Next Page »