Akhriso:-Shirkii Wadda Tashiga Amniga Gobolka Mudug Oo War-Murtiyeed Laga Soo Saaray

Goordhow waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu soo gaba gabeeyay shirkii wadda tashiga nabad galyada gobolka Mudug kaas oo laga soo saarey Qodobo gaaraya ilaa 10.

Qodobada shirkaas la isku raacay ayaa waxaa ka mid ah in mudo 9 cisho Gudahood ah la qabto shirweyne looga hadlayo nabad galyada gobolka Mudug. Sidoo kale waxaa warmurtiyeedka ka mid ah qodobada ku xusan in labada Maamul ay siwadir ah uga hortagaan waxkasta oo keeni kara khilaaf.

 

Hoos Ka Akhriso War-Murtiyeedka ka soo baxay shirkaas

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad